Xawaaladda Amaana

 

                   Qur'an      Tafsiir       Sawiro        Video        Nalasoo xiriir                

Warbixinta Agoonta
Formka kafaalada
Agoonta "Click here"
Maxaan qaban karaa???
Halkeen wax ugu diraa???


 

 




 


          Ka qeyb qaado 
dhismaha Masjidka Abooreey


Caawi wiilkaan



Agoonta oo wadajir u cunteynaya maalintii    ciidda


Xafladdii Tartanka Qu'aanka 


Sh. C/risaaq Macallim

Bashiir Max'uud C/lle oo galay kaalinta 1aad ee 15Juz







 

 

     

 Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay 
 halkaan ka aqriso  riix halkaan
  28-06-09
     
  Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabteedii  iyo intii kasoo jawaabtay
  halkaan ka  aqriso  riix halkaan  
21-06-09

 Waxaa todobaadkii lasoo dhaafay lasoo garsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas 
 Khaliif (XAU) ee B/weyne deeq lacageed oo
  sii aqri   21-06-09

 Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabteedii  iyo intii kasoo jawaabtay
 halkaan ka  aqriso  riix halkaan  
14-06-09

 Weli lama haayo cid kasoo jawaabtay Su'aalihii ugu dambeeyay, waxaan 
 sugeynaa ilaa todobaadkaan insha'allaahu.   
07-06-09

Waxaa maal mahaan ka socday Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne mashruuc ceel qodis uu ku deeqday urur wadani ah (local NGO) lagu magacaabo  
         Hiiraan Water Suply & Environmenatal Sanitation (HWSES) 
         Sii aqri ....   ama   Dhegeyso   31-05-09

 Su'aashii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabteedii  iyo intii kasoo jawaabtay
 halkaan ka  aqriso  riix halkaan  
31-05-09

 Su'aalihii iyo halxiraalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii 
 halkaan ka  aqriso  riix halkaan  
24-05-09

 Muxuu ahaa camalkii saalixa ahaa ee laga aqbalay habartii canjuusada ahayd, Boqorna laga aqbali waayay   (Qeybtii 2aad)   Sii aqri   24-05-09

 
Muxuu ahaa camalkii saalixa ahaa ee laga aqbalay habartii canjuusada ahayd, Boqorna laga aqbali waayay   (Qeybtii 1aad)   Sii aqri   17-05-09

 Su'aalihii iyo halxiraalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii 
 halkaan ka  aqriso  riix halkaan  
17-05-09

 Ma maqasheen qisadii Harqaanlihii (Dawaarlihii) dadku ka baqi jireen?
 Qiso xiiso badan  (Qeybtii 3aad)    sii aqri    10-05-09

 Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo  
 intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso
  Sii aqri   10-05-09

 Ma maqasheen qisadii Harqaanlihii (Dawaarlihii) dadku ka baqi jireen?
 Qiso xiiso badan  (Qeybtii 2aad)    sii aqri    03-05-09

 Su'aalihii iyo halxiraalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii halkaan ka  
 aqriso  riix halkaan  
03-05-09

 Ma maqasheen qisadii Harqaanlihii (Dawaarlihii) dadku ka baqi jireen?
 Qiso xiiso badan  (Qeybtii 1aad)    sii aqri    29-04-09

 Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo  
 intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso
  Sii aqri   26-04-09

 Munaasabad dhul lagu wareejinayey Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee  
 B/wweyne
oo ay  kasoo qeyb galeen mas'uuliyiinta iyo bulshada 
       qeybaheeda kala duwan ee magaalada B/weyne....
  Sii Aqri   24-04-09

 Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo
 intii ka soo jawaabtay halkaan ka aqriso
   riix halkaan  19-04-09

 Walaalaha muslimiinta waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo aan fileyno iney nawada anfaci doonto, Allena aan weysaneyno inuu naga dhigo kuwii ka faa'iideysta (Aamiin), muxaadaradan waxaa magaceeda la yiraah "Culuumul Qur'aan"
Sh. Mahad Daahir    
Dhegeyso   19-04-09

Waxaa shalay lagu soo geba gebeeyay magaalada Oslo-Norway Mu'tamar socday 09 ilaa 12/04/2009 iyadoo muxaadaradii ugu dambeeysay ooaad iyo aad u qiimo iyo qiira badneyd, cinwaankeeduna ahaa "Jannada waxay taalaa Hooyada lugaheeda hoostooda" uu ku soo khatimay Sh. Max'ed  
Idiris
  
Dhegeyso
  13-04-09

Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo intii ka soo jawaabtay halkaan ka aqriso   riix halkaan  13-04-09

Sababihii keenay guurkii faraha badnaa ee rasuulka (SCW)  oo ahaa kuwo faa'iido badan u leh bulshada Islaamka sii aqri  05-04-09

Hot Topic w/ No New Posts Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo intii ka soo  
      jawaabtay halkaan ka aqriso
   riix halkaan  05-04-09

Hot Topic w/ No New Posts Maxaad kala socotaa Xaasaskii Nebigeena Muxammed Nabadgelyo iyo
      Naxariista Alle korkiisa ha ahaatee waxaa soo diyaariyay Osman Bilad
     
sii aqri 
29-03-09

Hot Topic w/ No New Posts Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo intii ka soo  
      jawaabtay halkaan ka aqriso
   riix halkaan  29-03-09

Walaal caawi wiilkaan yar (C/llaahi Tooxoow Max'ed) ee ay dhaawac halis ah ugu geysteen ciidamadii Ethiopianka ee dalka kusoo duulay magaalada B/weyne, iyagoo kala soo baxay dabakaayo uu walaalkii lahaa oo uu markaa furay, iyagoo inta wadada dhex istaajiyay rasaas ooda kaga qaaday, intaana aan uga harine beynaada iyo qoriga dabadiiba ku garaacay illaa ay u maleeyeen inuu dhintay, oo ay meyd ahaan uga tageen, ninkii tiisu dhamaato ayaa dhintee .... 
daawo sawirada dhaawiciisa riix halkaan   22-03-09

 
                      
Walaalaha Muslimiinta ah waxaa laga codsanaa iney ka qeyb qaataan
Mashruuca Taakuleyn Masjidka Aboorey, kaasoo runtii sida aad sawirada ka arki doontaan u baahan in wadajir looga qeyb qaato dayactirkiisa, waa Masaajid in muddo ah qabyo ahaa oo aan loo hayn dhaqaale lagu dhameys tiro, wuxuuna ku yaalaa degmada Aboorey ee Soomaaliya.
Daawo sawirada laga soo qaaday Masaajidka Aboorey.
      riix halkaan     15-03-09

Jawaabtii Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay iyo intii kasoo  
jawaabtay halkaan
 ka aqriso
 riix halkaan    15-03-09

Deeq kale oo lacageed ayaa lasoo gaarsiiyay Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif   
ee
 B/Weyne  riix halkaan   10-03-09 

Weli lama hayo cid kasoo jawaabtay su'aalihii todobaadkii hore, waxaanan ku  
dareynaa ......
  riix halkaan  08-03-09

Daadir Xalane oo mar kale deeq lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Agoonta 
Ugaas Khaliif ee
 B/weyne ... riix halkaan   07-03-09

Jawaabtii Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay iyo intii kasoo  
jawaabtay halkaan
 ka aqriso  
riix halkaan  01-03-09

Deeq lacageed oo maanta soo gaartay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee 
B/weyne  
riix halkaan 
25-02-09

OGEYSIIS ----- OGEYSIIS ---- OGEYSIIS ku socda dhammaan walaalihii 
xiriirka la lahaa webkaan agoonta.net oo aan maalamahaam halkaan ....           
      
riix halkaan 
25-02-09

Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodiiiyo waliba  
walaalihii isku deyay halkaan ka akhriso riix halkaan 
18-01-09

Halkaan ka akhriso jawaabtii su'aalihii todobaadkii hore oo aan weli laga soo  
jawaabin
, todobaadkaana waxaan idiin haaynaa riix halkaan  
11-01-09

OGEYSII OGEYSIIS OGEYSIIS Walaalaha soo booqda webkan 
agoonta.net
 gaar ahaan inta ka qeyb gasha su'aalaha & halxiraalaha boggan 
     waa iney si fiican u aqriyaan su'aalaha & halxiraalyaasha si ay ugu fududaato
     jawaabta saxa ah. Waxaan isku daynay inaan kan hadda ugu dambeeya sii
     bayaanino oo sahal loo fahmo, sababtoo ah laba qof oo e-mailo noo soo diray
     ayaan aragnay ineysan weli  fahmin waxa la weydiiyay, mar walbana soo
     sheeg wadanka aad joogto & magacaaga oo saddexan.   
     riix halkaan  
04-01-09

Jawaabtii Su'aalihii Todobaadkii lasoo dhaafay iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ayaad kala socon kartaa  riix halkaan   04-01-09

Halkaan kala soco jawaabtii halxiraalihii todobaadkii nasoo dhaafay iyo 
walaalihii
 kasoo jawaabay  riix halkaan  28-12-08

Xafladdii tartankii Qur'aan akhriska ee ka dhacaday Xarunta Agoonta Ugaas  
Khaliif
 ee B/weyne oo la soo gebgebeeyay maalintii jimcaha, iyadoo ay kasoo 
     qeyb galeen mas'uuliyiin....  sii akhri   20-12-08

Sideey uga qeyb qaateen Agoonta ku xaterysa Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif  
ee B/weyne maalintii Ciidul Adxaha ee ku beegneyd 10 Dil-Xijj 1429 ama 8-12- 
     2008  sii akhri
   
20-12-08

Jawaabtii halxiraalihii todobaadkii hore iyo walaalihii kasoo jawaabay iyo sidey u
kala dadaal badnaayeen halkaan ka aqriso riix halkaan   14-12-08

Tartan Qur'aan aqris oo ka dhacay magaalada B/weyne toddobaadkii lasoo  
dhaafay ayaa noqday mid marna niyad xumo igu riday markii aan dhan kale
     ka fiiriyayna i farxad geliyay riix halkaan    13-12-08

Ciid Mubaarak dhammaan walaalaha Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida
isku day walaal inaad ka faa'iideysato kana soo jawaabtid halxiraalaha 
     todobaadkan waa riix halkaan    08-12-08

Agaasimaha shirkadda Nation Link ee Gobolka Hiiraan Mudane C/qaadir Nuur  
Liibaan
ayaa ugu deeqay laba neef oo ari ah maalinta Ciidul Udxiyada Agoonta 
     Xarunta Khaliif ee B/weyne, isagoo kamid ah raggii wax ka aas aasay
     Xaruntaas.
04-12-08

Maadaama aan weli laga soo jawaabin halxiraalihii todobaadkii hore, walaalo  
badana naga codsadeen inaan annagu kasoo jawwabno ayaan u tixgelinay  
     codsigooda jawaabtiina waa sidaan
 
riix halkaan   04-12-08

Jawaabtii halxiraalihii todobaadkii hore waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala 
ah...  
riix halkaan  24-11-08

Kulan ay ka soo qeyb galeen waalidiinta magaalada B/weyne ayaa waxa uu ka  
dhacay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne (XAU),
kulankaas oo u  
     jeedadiisu ahayd .....
  
riix halkaan  12-11-08

Booqashadii Sh. Shariif Sh. Axmed ee gobolka Hiiraan waxaan ka  
faa'iiday
 qisadan "Qofna qof kale calafkii cuni maayo, calafkaaga ciddii Alle 
     (CW) kuugu dhiibana kaala carari meyso" maqaal xiiso badan
riix halkaan 
     
10-11-08

Waxaa wax lagu farxo in ay Agoontii ku xareysneyd Xarunta Agoonta Ugaas  
Khaliif ay u ciidaan sidii carruurta ay waalidiintood nool yihiin oo kale...
      riix halkaan   10-10-08

Waxaan halkaan uga mahad celineynaa dhammaan walaalihii ka qeyb qaatay  
kaalmada Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne ee bishii Ramadaan soo  
     gaarsiiyay Zakaatul iyo Zakaatul maalka...
  riix halkaan  9-10-08

Walaalaha muslimiinta waxaan mar kale ka codsaneynaa iney gacan u fidiyaan  
Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne oo ah agoon aan haysan kafaalo  
     joogta ah, wixii aad ku kaalmeyneysidna ugu hagaaji halkaan
riix  27-09-08

Zakaatul Fidriga iyo Axkaamteeda (Sh. Calikheyr Sh. Cumar Guure)
riix halkaan   13-09-08

Walaalaha Muslimiinta waxaa laga codsanayaa iney soo kaalmeeyaan bishaan  
Ramadaan Agoonta oo aan haysan kafaalo joogto ah, walaalayaal lasoo gaara  
     Zakatul-fidriga, Z/maalka iyo wixii saddaqo ah oo aad la baxeysaan fadliga  
     bishaan awgeed, waxaadna ugu soo hagaajin kartaa
riix halkaan

Dadaalkii Rasuulka & Deeqsinimadiisii ee bisha Ramadaan  Sii akhri

Soonka & Axwaashiisa (Qeybtii 3aad)  Sii akhri 

Soonka & Axwaashiisa (Qeybtii 2aad)  Sii akhri

Soonka & Axwaashiisa (Qeybtii 1aad)  Sii akhri

Jawaabtii Hal xiraalihii toddobaadkii hore iyo intii kasoo jawaabtay, dadaalkiina  
halkaas kasii wada ayaan idin leenahay  Sii akhri  10-08-08

Ogeysiis ku socda walaalaha jecel iney kasoo jawaabaan halxiraalayaasha  
toddobaad laha ah, kaa soo ah iney jawaabaha soo raaciyaan magacooda oo  
     saddexan iyo wadamada ay joogaan.
  03-08-08 

Jawaabtii Hal xiraalihii toddobaadkii hore oo aan weli laga soo jawaabin laakiin
ay
 dad badani isku dayeen iney ka jawaabaan, dadaalkiina halkaas kasii wada
     ayaan idin leenahay 
sii akhri   03-08-08

 Reer Bani Israel immisaa iyagoo caruur ah ama weli dhabta hooyadood ku jira 
 hadlay? ka faa'iideyso jawaabta su'aashaas oo sii akhri  17-07-08
      
Deeq kabo ah oo lagaarsiiyay
 Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee ku taala  
magaalada B/weyne,
   Sii Akhri  01-06-08

Waxaa toddobaadkaan gudihiisa lasoo gaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas  
Khaliif ee
B/weyne (XAU)
deeq lacageed  oo ay soo direen dumarka reer 
     hiiraan ee ku dhaqan wadanka Denmark qaarkood.............
   
      
Sii Akhri    24-05-08

Bishaaro Deg deg ah: Waxaa uu tartan xifdinta Qur'aanka kariimka ah dhex  
maray ardada agoonta xarunta Ugaas khaliif iyo ardada dugsiga Macallin 
     C/raxmaan & Macallin Cismaan Fogeys, iyadoo kaalimaha 1, 2 & 3aad ay
     wada galeen agoonta ku xareysan Xarunta Ugaas khaliif ee B/weyne iyadoo 
     ay tartanka marti geliyeen Xarunta Agoonta, taas oo ay filan waayeen labada 
     Macallin ee aa kur kusoo sheegnay oo wax bara ardada laga badiyay, iyagoo 
     dalbaday in mar kale la qabto tartan kale oo weliba lagu qabto dusigooda,  
     waxaana loo ballamay bil kadib in leysku soo laabto, haddii Alle (SW)
     na gaarsiiyo mudadaas natiijada kasoo baxda waan idinla soo socon siin 
     doonaa.
    11-05-08

 Xaflad tartan Qur'aan aqris oo ka dhacday Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne 
 
oo u jeedadeeduna ahayd sii dhiiri gelin ardad iyo ukuur gelidda xaaladda 
      dhabta ah ee Agoonta ku xareysan xaruntaas, gaar ahaan heerka ay ka
      joogaan xifdinta Qur'aanka kariimka ah iyadoo lagu tartan siiyay dhowr Juzz oo 
      kamid ah 30-ka Juzz ee Qur'aanka.
 Riix halkaan    05-05-08

Hot Topic w/ No New Posts Mirihii Agoonta Ugaas Khaliif oo durba soo ifbaxay 
      waa qormo aan uga hadleyno waxa ay tahay miraha ama faa'iidad durba soo 
     ifbaxday
 Sii akhri   27-04-08

Hot Topic w/ No New Posts Maxaad kala socotaa reer banii Israa'il dhexdooda immisaa caruurnimo ku 
      hadashay       (sii akhri)  

Hot Topic w/ No New Posts Dumarka soomliyeed ee dalka norway gaar ahaan magaalada Fredrikstad oo 
      deeq lacageed u soo diray maanta Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif 
      ee 
B/weyne           (sii akhri)    29-12-07        

Hot Topic w/ No New Posts Waxaa muddooyinkaan dambe isa soo taraya weerarada sida tooska ah loogu 
      hayo
 
Diinta Islaamka iyo Ummadaha muslimiinta ah, iyagoo u adeegsanayo 
     xeelad kasta oo ay u arkaan iney gacan siin karto dibin daanbyadooda ama 
     khiyaamada ay la damacsanyihiin Diinta Islaamka iyo muslimiintaba...

      (Sii akhri)   22.12.07                             

Hot Topic w/ No New Posts Cabdullaahi Buraale iyo Cudbi Cabdi Xayuuke oo si kala gooni gooni ah Xarunta
     
Agoonta Ugaas Khaliif ugu soo diray lacag ay ugu tala galeen iney ku ciidaan
     ciidul adxaha
 19.12.2007 (Sawiro)    
                                 
Dumarka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway gaar ahaan
magaalo madaxdiisa Oslo ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyay Xarunta agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne.... (sii akhri)  16-12-07   


 
Hot Topic w/ No New Posts Deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay Agoonta Xarunta Ugaas  
       Khaliif ee
 B/Weyne oo ay soo gaarsiiyeen Jaaliyadda reer Hiiraan ee dibadaha ku 
       dhaqan, iyagoo ugu 
tala galay iney  agoontani farxadda ciidul fitriga kala qeybqaataan
       (sii akhri)  
                                                                                                                 
Hot Topic w/ No New Posts Sidee u ciideen Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/Weyne, kadib markii ay soo 
      gaartay lacagtii ay usoo direen walaalahooda soomaliyeedgaar ahaan reer Hiiraan 
      ayaa 
waxaa u suurta  gashay agoonta xarunta ugaas Khaliif ee B/weyne iney u ciidaan si 
      lamid
ah sida ay caruurta waalidkood nool yahay u ciideen...  (daawo sawirada)     

Hot Topic w/ No New Posts Baaq ku socda qof kasta oo muslim ah ee ka damqanaya dhibaatada mar walba 
      lasoo
  deristadanyarta soomaaliyeed iyo kuwa lixaadkoodu kala dhiman yahay gaar 
      ahaan
agoonta soomaaliyeed, taas oo ay sababeen
(sii akhri) 

Hot Topic w/ No New Posts Nagu soo biir wax badan ayaad nala qabankartaaye (sii akhri)

Hot Topic w/ No New Posts Saynis yahan reer Yurub ah oo soo islaamay Video   

Hot Topic w/ No New Posts Quraanka & daryeelka  agoonta  (sii akhri)   

Hot Topic w/ No New Posts Sunnada & Qur'aankamaxay ka yiraahdeen agoonta (sii akhri)

Hal xiraaleyaal
& Su'aalo Todobaadkiiba
mar ah

 Hot Topic w/ No New PostsRiix halkaanHot Topic w/ No New Posts 


Daawo Sawirada Ciiduladxaa


Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ka hadlay xafladdii tartanka Qur'aan aqriska ee Xarunta agoonta. Dhegeyso


Dhegeyso kalimadii uu Maamulka Xarunta Agoonta ka yiri tartankii Qur'aan aqriska.  Dhegeyso


Agoonta oo wax baranaya


           Jiifka Agoonta


Qeyb ka mid ah Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne


         Kullejka Agoonta


Agoonta oo taagan safkii iskuulka 


Agoonta oo fasalka dhex fadhiya


        Jiifka Agoonta

 

 

Copyright © 2007 All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

Haddii aad dooneysid inaad wax kacaawiso agoontaan aan haysan kafaalo joogta ah halkeed wax ugu hagaajineysaa???  riix halkaan

www.agoonta.net

Form-ka kafaalo qaadashada agoonta Halkaan ka Dalbo