Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai,
Acc. nr. 2002-0017

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid
                       fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan

 

 

 






Sabti 27-Oct. 2012 (AN) Beledweyne-Somalia, 

Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne ayaa nasiib u yeeshay iney la qeybsadaan farxadda iyo damaashaadka Ciidul Adxaha dhammaan caruuraha kale ee ku dhaqan magaalada B/weyne, kadib markii loo qeybiyay dharkii ay ku ciidi la haayeen, sidoo kalana loo keenay xoolihii ay qalan lahaayeen Udxiyada iyo weliba iyadoo agoon kasta la siiyay lacag shilin somali ah, sida aad sawirada ka arki doontaan.

 



 Go to homepage
2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie