Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai, Acc. nr. 2002-0017 |
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan |

|

Sabti 27-Oct. 2012 (AN) Beledweyne-Somalia,

Ururka samafalka Ugaas Khaliif (Ugaas Khaliif Foundation-UKF) ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa deeq lacageed gaarsiiyay agoonta degmada Jalalaqsi,
Lacagtaan oo cadadkeedu ahaa $800 (sideed boqol doolar) ayey hay'addani ku deeqday agoonta ku nool degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, si ay uga faa'deystaan fursada Ciidul Adxaha, farxadda iyo reyn reyntana ay ula qeybsadaan guud ahaan bulshada ku dhaqan degmada Jalalaqsi.
Baaraka-llaahu fiikum Wa jazzaakumu-llaahu kheyran
Go to homepage � 2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |