Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai, Acc. nr. 2002-0017, Dubai.

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid
                       fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan

 

 

 






Walaalayaal ku soo dhawaada bi fadhlillaahi agoontii oo ku ciiday dhulkii aad u dhisteen, mana noqon doonaan kuwa ilooba abaalkii aad u gasheen, mar haddii ay kiradii iyo jiingadihii kuleylka badnaa ka kaaftoomeen, walaalayaal haddii aan isku tashano wax badan ayaan qabsan karnaa, hadda lacag $4048 kaliya ayaa deyn lagu leeyahay dhismaha agoonta, inaad intaas dhameys tirtaan ayaan idinka codsaneynaa baarakaallaahu fiikum wa jazzaakumullaahu kheyran!.
 
 
Qeyb agoonta ah oo weysa qaadanaya!            Agoonta oo Salaadii Ciida isku diyaarinaya!
 

Raashiinkii loo diyaariyay maalintii Ciidda!        Bariis iyo hilib shiilan oo loo sameeyay!

Agoonta oo wejiyadooda ay farxadi ka muuqato oo markii ugu horeysay u qadeeynaya qaab xafladeed, Allaa mahad leh kuwii tala saartana wey guuleystaan!

Agoonta oo markii ugu horeysay ku dul qadeeynaya kuraas iyo miisas, iyo weliba hall dedan gudiiis, dhulka & dermo dushood ayey ku qadeyn jireen Allaahu akbar!.

Dhawaan insha'allaahu xafladii furitaanka dhismahaan cusub ayaan idiin soo gudbin doonaa, iyo muuqaaladii ugu dambeeyay oo dhameys tiran.

Go to homepage
2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie