Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai,
Acc. nr. A2002-0017

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid
                       fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan

 

 

 





agoonta.net (AN) 11-04-13

Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee magaalada B/weyne ayaa  lasoo gaarsiiyay deeq lacageed, deeqdaas oo naga soo gaartay wadanka South Africa gaar ahaan maagaalada Pretoria ayaa cadadkeedu ahaa $120 (Boqol & labaatan doolar), waxaana ay naga soo gaartay ajar aan la soo koobi karin Alle ha ugu bedelee walaalkeen Axmed Sh. Cabdi Xalane.

Lacagtaan ayaa ugu yaraan waxuun ka bedeli doonta nolol maalmeedka agoonta haddii Allaha awooda lihi ogolaado, haddaba maamulka, macallimiinta iyo agoontuba waxa ay si weyn ugu mahad celinayaan walaalkii soo dhiibay lacagahaas, iyagoo Alle (SWT) uga baryay inuu maalinta qiyaamo miisaanka xasanaadka ugu daro (Aamiin).

 







 

Go to homepage

 2007-2013, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie