|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai, Acc. nr. 2002-0017 |
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan |

|

S1- Sheeg magaaladda Madiina magacii loo yaqiin islaamka ka hor?.
S2- Sheeg Nebiga (SCW) adeeradiis kii ugu yaraa magaciisa?.
S3- Seddex nin ayaa yimid hoteel si ay qol uga kiraystaan, Maamulihii hoteelka ayaa ku yiri waa $30, sidaa awgeed midkiiba waxa uu bixiyey $10, nimankii markay qolkoodii aadeen ayuu maamulihii xusuustay in kirada qolku ahayd $25, adeegihii hoteelka ayuu ugu dhiibay $5 si uu ugu cesho, adeegihii $2 ayuu jeebka iska gashtay, raggiina wuxuu u ceshay $3, wuxuu u sheegay in kirada qolku ahayd $27, nin walbana $1 ayuu la noqday, oo ninkiiba waxa ka baxay $9, haddaba (9x3=27), waxaad ku dartaa $2 oo adeegihii qaatay 27+2 = 29, halkee ka baxay doollarkii haray?.
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.
Go to homepage © 2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |
|