|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
Su'aalaha 1 & 3aad waxaa jawaabay walaalaha kala ah: Su'aalaha 1aad waxaa kasoo jawaabay: Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran. S1- Waxaad sheegtaa magacyada afarta khulafaa'u raashidiin?. J1- Dhammantood Allaha ka raali noqdee magacyadoodu waa sidan: A- C/llaahi Ibnu Abii Quxaafa (Abuubakar sidiiq) B- Cumar Binu Khidaab (Abu Xafs) C- Cismaan Ibnu Cafaan (Dul-nuureyn) D- Cali Ibnu Abii Dhaalib (Abul Xasan ama Abuu turaab)
S3- S3- Nin baa la dardaarmay saddex dumara oo uu qabay, waxuuna ku yiri Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright ©2007-2010 All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |