Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017



 



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Waxaa dhammaan kasoo jawaabay walaalaha kala ah:
1- Aadan Cabdalla Mux'ed Amiin    (Sudan)
2- Sh. Bashiir Max'ed Guuleed         (U.K.)
3- Zubeyr Saalim Siidi                       (Saudi Arabia)

Su'aalaha 2 & 3aad waxaa jawaabay walaalaha kala ah:
1- Jamaal Max'ed Shariif (Jey)         (U.S.A.)
2- C/fitaax C/llaahi Muuse                (Sweden)
3- Wiilo Xuseen Shariif                      (Norway) 

Su'aalaha 3aad waxaa kasoo jawaabay:
1- Cabdi Bashiir Axmed                   (Malta)
2- Mustafe Faarax Muuse                (Holland)

Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran.

S1- Waxaad sheegtaa Aayad ka mid ah aayadaha qura'aanka  
      kariimka oo aan wax dhibic ah laheeyn (aysan kujirin xarfaha 
      shaqalka leh)?.

J1-  Aayaddaasi waa aayadda 2aad ee suuradda 112aad ee Qur'aanka
        (Al-ikhlaas).

S2- Magaca Abuu dar Al-qafaari waa naaneys ee sheeg magaca saxaabigaas?J3- Abuu dar Al-qafaari magaciisau waa Jundub Binu Junaadah (R.C).

S3- Somaaliya meeqa webi ayaa mara, kala sheeg magacyadooda?.
J3-  Soomaaliya waxaa mara 2 webi, oo kala ah webi Shabeelle iyo webi 
        Jabba.

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage

Copyright © All Rights Reserved to agoonta.net 2007-2010, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net