|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
1- C/fataax C/llaahi Muuse (Sweden) 2- Mustafe Faarax Muuse (Holland) 3- Cumar Yuusuf Odeysuge (India) 4- Zeynab Xasan Cali (Kenya) 5- Bashiir Macallin Cali (Sweden) 6- Mulki Max'ed Sheekh (Norway) 7- C/casiis Xuseen Ducaale (Switzerland) 8- Max'ed X. Cali (Atoore) (Norway) 9- Cabdi Bashiir Axmed (Malta) Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran. S1- Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Rasuulku (SCW) u yimid saxaabada, kuna yiri shan waxyaabood yaa xifdinaa ku dhaqmaa anna aan Jannada ugu bishaareeyaa, ama gaarsiinaa qof xifdiya oo ku camal fala, Abuu hureyra (RC) ayaa yiri yaa Rasuula-llaah aniga ayaa xifdinaa oo ku camal falaa, haddaba sheeg 5 taasi maxay kala ahaayeen?. J1- 5 taasi waxay kala ahaayeen sida hoose: A- Maxaarimta Alle (SWT) ka baq ama ka dhowrso, aad ahaatid dadka kan ugu caabudid badane. B- Ku raali noqo wixii Alle qeyb kuu siiyay, aad ahaatid dadka kan ugu qanisane. C- Walaalkaa la jeclaaw wixii ay naftaadu jeceshahay, aad muslimahaatide. D- Deriskaaga wanaag derismino kula dhaqan, aad mu'min ahaatide. E- Qosolka ha badin, maxaa yeelay qosolka badani qalbiga ayuu dilaa.
S2- Waxaad sheegtaa nebi laga soo saaray wadan african ah?. S3- Sar dheer oo ka kooban 7 dabaq ayaad rabtaa inaad
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright © All Rights Reserved to agoonta.net 2007-2010, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |