Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017



 



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Waxaa dhammaan kasoo jawaabay walaalaha kala ah:
1- Dr.Khaalid Cali Sheekh             (Maleysia)
2- Yusra Cilmi Axmed                       (Somalia)

Su'aalaha 1 & 2aad waxaa jawaabay walaalaha kala ah:
1- C/fitaax C/llaahi Muuse               (Sweden)
2- Naciimo Cali                                 (Norway)
3- C/qaadir Gaarane (C-Cirro)        (Germany)
4- Max'ed-weli Sheekh Mustaf         (Somalia)
5- Muxubo Cali kaliil                        (UK)

Su'aalaha 1aad waxaa kasoo jawaabay:
1- Aadan Cabdalla Mux'ed Amiin    (Sudan)
2- Mustafe Faarax Muuse                (Holland)

Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran.

S1- Waxaad sheegtaa magaca Saxaabigii keenay fikradii ahayd in god 
       (dhufeys) la qoto dagaalkii Axzaab?
J1-  Saxaabiga keenay fikirka in la qoto god ama dhufeys waa Salmaan Al-
        faaris (RC).

S2- Waxaad sheegtaa suurad ka mid ah suuradaha Qur'aanka kariimka ee ay
        aayad kastaa ku dhamaato xarafka "S"
J2-  Suuradaasi waa suuradda 114aad ee Qur'aanka (An-naas)

S3- Sheeg xuruufta Quraanka qofkii afsoomliyeeyay?.
J3-  Xuruufta Qur'aanka waxaa afsoomaaliyeeyay Sh. Yuusuf Al-kowneyn

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage

Copyright ©2007-2010  All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net