|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
1- Maxúud Xasan Ow-cali (Janagale) (Somalia) 2- Cumar Yuusuf Axmed ( Kenya) 3- Max'ed-weli Sh. Mustaf (Somalia) 4- Bashiir Macallin Cali (Sweden) 5- Zubeyr Saalim Siidi (Saudi Arabia) 6- Max'ed-weli Sheekh Mustaf (Somalia) Su'aalaha 1 & 2aad waxaa kasoo jawabay: Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran. S1- Waxaad sheegtaa Xaasaskii Nebiga (NNKH) tiradoodii iyo magacyadoodiiba? J1- Xaasaskii Rasuulka (NNKH) waxay ahaayeen 11 haween oo uu la aqal galay, 2 uusan la aqal gelin iyo 2 adoomo ahaa, magacyadooduna waa sidan: 11ka uu la aqal galay waxay kala ahaayeen: 1- Khadiija bintu Khuwaylad. 2- Sawda bintu Samca binu Qays. 3- Caa'isha bintu Abii bakar-Sidiiq. 4- Xafsa bintu Cumar binu Khadhaab. 5- Saynaba bintu Khusayma oo loo yaqiin hooyadii masaakiinta. 6- Umu Salama bintu Abii-Umaya binu Muqiira. 7- Saynaba bintu Jaxshin binu ri'aab. 8- Juwayriya bintu Xaarith binu Abii-Daraar. 9- Umu Xabiiba binu Abii-Sufyaan binu Xarbin. 10- Safiya binu Xuyey binu Akhdhab. 11- Maymuuna binu Xaarith. Labada uusan la aqal gelin waxay kala ahayeen: 1- Asmaa bintu Nucmaan. 2- Camra bintu Yasiid. Labada adoomaha ahaa waxay kala ahaayeen: 1- Maariyatul Qibdhiyah. 2- Rayxaana bintu Sayd.
S2- Waxaad sheegtaa Caruurtii Nebiga (NNKH) tiradoodii iyo S3- Qof ayaa salaad ku jiray wuu sahwiyay salaadii, mana loo
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright © All Rights Reserved to agoonta.net 2007-2010, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |