|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
1- Nuunoow Booroow (Somalia) 2- Cabdi Cali Suldaan (Norway) 3- Mustafe Faarax Muuse (Holland) 4- Maxúud Xasan Ow-cali (Somalia) 5- Cabdi Bashiir Axmed (Malta) Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran. S1- Qur'aanka kariimka ah noolaha ama nafleyda lagu sheegay waxaa ka mid afar aan la dhalin (2 Bani'aadam ah & 2 Xayawaan ah) haddaba sheeg afartaas noole ee aan la dhalin?. J1- Waxay kala yihiin: 2da bani aadamka waa Abbul bashar (Nebi Aadan) iyo Ummunaa Xaawa, 2da xayawaankana waa hashii nebi Saalax (CS) iyo wankii nebi Ibraahim (CS), kolley qisooyinkaas waad ka wada dheregsan tihiin.
S2- Waxaad sheegtaa aayadda Qur'aanka ugu dheer suuradda S3- Haweeney la qabay ayaa aabbaheed dhintay, markiiba
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright © All Rights Reserved to agoonta.net 2007-2010, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |