|
|
|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai, Acc. nr. 2002-0017 |
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan |
|

|

Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Su'aasha 1 & 2aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah: 1- Sh. Cismaan Sh. Cumar Xasan (Saudi Arabia) 2- Cumar Macallin Aadan (Holland) 3- C/rashiid Cawil Saleebaan (UAE) 4- Farxiya Yuusuf Cilmi (UK) 5- Bashiir Max'ed Sabriye (Denmark) 6- Max'ed-deeq Nuur Faarax (Denmark) 7- Muuse Cali Shire (Norway) 8- C/qadar Xasan Max'ed (Canada) 9- Macallin Cilmi Abuukar (Norway) 10- Cabdi Bashiir Axmed (Malta)
Su'aasha 3aad waxaa jawaabay walaalaha kala ah: 1- C/casiis Xuseen Ducaale (Switzerland) 2- Amiira Max'ed Saleebaan (Jabuti) 3- C/qaadir Cali Cismaan (USA) 4- Nafisa Max'ed Cilmi (Sweden) 5- C/qaadir Xuseen Xalane (??????)
Su'aalihii & jawaabihii oo dhameys tiran halkaan ka kala soco
S1- Tobaka hore bisha Dhul Hijjah waa maalmo fadli badan oo Quraanka & Sunnadaba lagu sheegay fadligooda, haddaba sheeg 2 ka mid ah inta Quraanka lagu sheegay maalmahaas 10ka ah?. J1- Waxa ka mid ah aayadda 28 ee surat Al-Xajj iyo aayadda 2 ee surat Al-fajri
S2- Si aan aqoon dheeraad ah ugu yeelano kacbada ama halka loo tukado, waxaad sheegtaa jihada uu jiro albaabka kacbada ( koonfur, waqooyi, bari, galbeed )?. J2- Albaabka Kacbada waxa uu u jeedaa dhanka jihada Bari ama qorax kasoo baxa.
S3- Waxaad aad sheegtaa wax saddex lugood leh, oo saddexda ku istaaga, midse ku socda?.
J3- Sheygaasi waa gaari gacanka.
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.
agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net
Go to homepage � 2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |
|