Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai, Account Nr. 2002-0017
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

 


Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Su'aalaha 1 & 2aad waxaa jawaabay walaalaha kala ah:
1- Ibraahim Cabdi Caddoow         (Sweden)
2- 
Caa'isha Cubeyd                            (Yeman)
3- Max'ed Ibraahim Yuusuf            (Sweden) 

 Su'aalaha 2aad waxaa kasoo jawaabay:
1- Anisa Cawad Cali                            (USA)
2- Xamdi Max'ed Xuseen                  (USA)
3- C/llaahi Cali Xaaji                         (Norway)
4- C/naasir Warsame Max'ed         (India)

S1- Waxaad sheegtaa Saxaabigii dilay aabbihii oo gaal ah dagaalkii Beder?.
J1- Saxaabigaasi waa Abu-cubeyda Caamir Binu Jaraaxa.

S2- Waxaad sheegtaa suurad ka mid ah suuradaha Qur'aanka oo dhamaan
        aayadeheedu ku dhamaadaan xarafka "L"
J2- Suuradaasi waa Surat Al-fiil.

S3- Waxaad sheegtaa wax aad adigu leedahay oo isticmaalkiisa dadka kale
        kaaga badan yihiin?.
J3- W
ax aad adigu leedahay oo isticmaalkiisa dadka kale
        kaaga badan yihiin waa magacaaga?.

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage

Copyright 2007-2010  All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

cumar binu thaabit-- Waxaad sheegtaa saxaabigii dilay aabbihii oo gaal ah dagaalkii Beder?.abucubeyda caamir binu jarraaxa