Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai, Account Nr. 2002-0017 |
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
Walaalayaal awalan ramadaan kariim dhammaantiin Su'aalaha dhammaan waxaa jawaabay walaalaha kala ah: Su'aalaha 1 & 3aad waxaa kasoo jawaabay: 1- Max'ed-weli Sh. Mustaf (Somalia) 2- Xakiimo Xasan Xaaji (Sweden) 3- Cabdi Cali Suldaan (Norway) 4- Naciima Max'ed Xaaji (UK) 5- C/qadar Cilmi Axmed (U.A.E) S1- Waxaa sheegtaa Nebi Ismaaciil hooyadiis?. S2- Waxaad sheegtaa Masjidul Xaramka immisa jeer ayaa Qur'aanka J2- Waxa uu leeyahay oo Qur'aanka lagu sheegay ilaa 7 magac waana:- A- Masjidul Xaraam: (Surad Al-baqra, aayadda 149aad) B- Makka: (Surad Al-fatxi, aayadda 24aad) C- Baladul amiin: (Surad At-tiim, aayadda 3aad) D- Bakka: (Surad Aali-cimraan, aayadda 96aad) E- Ummal qura': (Surad Ancaam, aayadda 92ad) F- Baladul Xaraam: (Surad An-namli, aayadda 91aad) G- Macaad:(Surad Al-qasas, aayadda 85aad) S3- Sheeg Xawaan adduunka aad looga yaqaano Soomaaliduna ay Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.
agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright ©2007-2010 All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|