|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Su'aalaha 1aad & 2aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah: Su'aasha 1aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah:
S1- Saxaabiga ugu Axaadith-ta badan saxaabadii Nebiga (SCW) S2- Diyaarad waday dad rakaab ah ayaa markii ay dulmareysay lagu iibiyo, intii badneyd liintii wey iibiyeen waxaana usoo haray 30 xabo ninkiiba, mid ayaa nin la deris ahaa u dhiibtay 30kiisii xabo oo ku yiri saaxiib ii sii gad liintaan 3dii xabo shilin, markii uu tegay ayuu kii kalena isla ninkii u dhiibtay 30kii xabo oo ku yiri anna iigu gad laba xabo shilin, ninkii liinta looga tegay wuu ku wareeray inuu qofba sidii uu u sheegay ugu iibiyo liinta, markaas ayuu isku wada daray oo ku ii biyay 5tii xababa laba shilin (60/5 =12 goobood X 2 Sh.= 24 shilin ayuu ku dhameeyay. Waxaa soo hormaray ninkii yiri iigu gad 3xabo shilin laakiin qiimo ahaan kala badan, hadda jawaabtu waa sidaan: wuxuu isku darayaa tiro liin oo isku qiimo dhigma, oo ah 30ka xabo ee 10ka shilin jooga (30/3=10goob X 1 shilin) iyo waxa uu isu geynayaa 20 xabo oo iyaguna 10 shilin jooga (20/2=10goob X 1 shilin), waxay isku noqonayaan 50 xabo oo liin ah, kolkaa marka hore 50kaa xabo ayuu gadayaa 5tii xabo 2 shilin (50/5=10 goobood X 2 shilin=20 shilin, intaa dabadeed ayuu iibinayaa intii soo hartay oo ahayd 10 xabo oo liin ah oo 2dii xabo tahay 1 shilin (10/2=5goob X 1 shilin=5 shilin). Haddaba waxa uu haystaa qiimihii laga rabay oo ah qeybtii agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |