|



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
Su'aalaha dhammaan waxaa kasoo jawaabay: 1-Maryan Cismaan Afraxoow (Norway)
Su'aalaha 1aad & 2aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah: 1- Maymuuna Macallim Xasan (Egypt). 2- Muumin Macallin Barre (USA) 3- Shukri Mux'ed Max'ed (Norway) 4- Cismaan Cilmi Warsame (Somalia) 4- Fartuun Faarax Max'ed (Norway) 5- Xaaji Ibraam Dheere (Holland) 6- C/qaadir Max'ed Xuseen (Daadey) (Norway)
Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran.
S1- Sheeg saxaabigii sunta cabay ee yiri Bismillaah ee aan waxba ku noqon?. J1- Saxaabigii yiri bismillaahi ee sunta cabay wuxuu ahaa Khaalid binu waliid (RC).
S2- Waxaad sheegtaa duulaankii (Qaswadii) ugu dambeysay ee Rasuulku (SCW) duulo?. J2- Waxay ahayd duulaankii Tabuuk, sannadkii 9aad ee Hijriyada.
S3- Waxaa lagaa doonayaa inaad shaxda ama tabeelaha hoose aad dhameystirto adigoo ku buuxinaya tirooyinka 1-9, shax kasta joogeeda ama jiifba hal tiro laba jeer ma gelin kartid, markii gudub ama jiif aad isugu dartana wadartu waa iney noqotaa tiro 45 ah ?.
|
|
|
|
4 |
|
|
7 |
|
|
|
|
|
|
|
|
5 |
4 |
|
|
|
|
|
7 |
|
1 |
|
6 |
|
8 |
|
|
8 |
3 |
|
|
9 |
|
|
1 |
|
|
|
|
1 |
|
7 |
|
|
|
|
4 |
|
|
2 |
|
|
8 |
9 |
|
|
5 |
|
8 |
|
7 |
|
9 |
|
|
|
|
|
4 |
9 |
|
|
|
|
|
|
|
|
1 |
|
|
4 |
|
|
|
Jawaabta haddii ay kugu adkaato inaad shaxda soo isticmaasho waxaad soo isticmaali kartaa xarfaha B T J X I.W.M ama A B C D E etc. tusaale:
A= 111111111 = 45 B= 222222222 = 45 C= 333333333 = 45 D= 444444444 = 45 E= 555555555 = 45 F= 666666666 = 45 G= 777777777 = 45 H= 888888888 = 45 I = 999999999 = 45 (Sidoo kale markii shax kasta joog loo tiro waa iney noqotaa 45).
J3- jawaabtu waxay noqoneysaa sida hoos ku cad:
| 8 |
3 |
5 |
4 |
9 |
6 |
7 |
1 |
2 |
| 1 |
9 |
2 |
8 |
6 |
5 |
4 |
7 |
3 |
| 9 |
5 |
7 |
3 |
1 |
2 |
6 |
4 |
8 |
| 6 |
8 |
3 |
7 |
4 |
9 |
2 |
5 |
1 |
| 2 |
6 |
9 |
1 |
3 |
7 |
5 |
8 |
4 |
| 4 |
1 |
6 |
2 |
5 |
3 |
8 |
9 |
7 |
| 5 |
4 |
8 |
6 |
7 |
1 |
9 |
2 |
3 |
| 3 |
7 |
4 |
9 |
2 |
8 |
1 |
6 |
5 |
| 7 |
2 |
1 |
5 |
8 |
4 |
9 |
3 |
6 |
Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.
agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net
Go to homepage
Copyright©2007-2009 All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye |