|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
Su'aalahii dhammaan waxaa jawaabay walaalaha kala ah: S1- Waxaad sheegtaa magaca Masjidkii ugu horeeyay ee uu S2- Boqoraddii Balqiisa bintu Mujaaxid yaa soo arkay una uuna ku yiri hadaladaan: * Tii ugu horeysay ayuu ku yiri waxaad igu leedahay meher iyo dhaxal; * Tii labaadna ku yiri meher uun baad igu leedahay; * Tii 3aadna wuxuu ku yiri waxba iguma lihid; Haddaba maxay kala ahaayeen 3daa dumarka ahi? waa haweney muslimad xor ah. * Tan 2aad ee iyadana meher ayaad igu leedahay uu yiri waa qof ahlul kitaab ah, oo isma dhaxli karaan. * Midda ugu dambeysa ee aan waxba ku lahayn waa addoontiisa.
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.
agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net
|
|