Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 

 

 


 


Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Su'aalihii dhammaan waxaa jawaabay walaalaha kala ah:
1- Calawi Macallin Muxumed Idiriis    (Ireland)
2- Cabdi Bashiir Max'ed                       (Malta)
3- Zubeyr Saalim Siidi                           (Saudi Arabia)
4- Samsam Saciid Khaliif                      (USA)

Su'aalaha 1&2aad waxaa kasoo jawaabay:
1- Xasan Xaaji Ismaaciil                      (UAE)

Su'aasha 2 & 3aad waxaa kasoo jawaabay:
1- Jamaal Max'ed Shariif (Jey)             (U.S.A.)
2- Fartuun Faarax Max'ed                    (Norway)

Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran.

S1- Waxaad sheegtaa qofkii ugu horeeyay ee islaam-nimo ku shahiiday?.
J1-  Waxa uu ahaa Cammar binu Yaasir.

S2- Waxaad sheegtaa sannnadkii la waajibiyay Xajka?.
J2-  Waxaa la waajibiyay Sannadkii 6aad ee Hijrada.

S3- Qur'aanka immisa magac ayuu leeyahay? maxayse kala yihiin?.
J3-  Qur'aanku waxa uu leeyahay 14 magac oo kala ah: Qur'aan, Furqaan,
        Tanziil, Dikri, Kitaab, Nuur, Hudda, Raxma, Shifaa, Mowcida, Caziiz, 
        Mubaarak, Bashiir iyo Nadiir.

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogtid.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage
   
Copyright©2007-2010 All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net