Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017



 



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Walaal mar walba soo raaci magacaaga oo saddexan iyo wadanka aad joogto mahadsanid!!!

Su'aalihii dhammaan waxaa jawaabay walaalaha kala ah:

1-C/casiis Xuseen Ducaale                  (Switzerland)
2- Yuusuf Max'ed Nuune
                     (
Somalia)
3-
Xasan Max'uud Sabriye                   (Somalia)

Su'aalaha 1&2aad waxaa kasoo jawaabay:
1- Cabdi Bashiir Max'ed                      (Malta)
2- Dr. Khaalid Cali Sheekh                  (Maleysia)
3- X. Cilmi Max'ed Caddaawe             (Norway)
4- Saamiya C/llaahi Jaamac                (Somalia)

Su'aasha 2aad waxaa kasoo jawaabay:
1- C/fitaax C/llaahi Muuse                  (Sweden)
2- Warsame Khaliif Cilmi                   (UK)

S1- Waxaad sheegtaa Saxaabigii la dilay isagoon weligiis Alle u suxuudin?.
J1- Saxaabigaasi Cumar Binu Thaabit (RC), markii uu islaamayba dagaalkii
       Uxud ayuu ka qeyb galay oo lagu dilay.

S2- Waxaad sheegtaa sir hayihii (Xog-hayihii) Nebiga NNKH?.
J2- Waxa uu ahaa Xudeyfa Binu Yamaan (RC).

S3- Xarfaha hoose isku aad aadi oo kasoo saar su'aal kaamil ah?, kana soo jawaab, muhiim maahan inaad box ama goobaabin soo geliso, sida ay kuula muuqato oo qoraal ah kaliya soo qor, oo kasoo dhig su'aal iyo jawaabteed. 
                                                                                                                      ?.

J3- Waxay noqoneysaa Su'aal ah: Weligaa ma caawisay agoontaan?.

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage

Copyright ©2007-2010  All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net

cumar binu thaabit-- Waxaad sheegtaa saxaabigii dilay aabbihii oo gaal ah dagaalkii Beder?.abucubeyda caamir binu jarraaxa
WE

LI

GA

AM

AC

AA

WI

SA

YA

GO

ON

TA

AN