|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai, Acc. nr. 2002-0017 |
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan |

|

Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Su'aalahii dhammaan waxaa jawaabay walaalaha kala ah: 1- Xuseen CIlmi Warsame (Norway) 2- Axmed Max'ed Aadan (Norway) 3- C/salaan Heybe Jaamac (Canada) 4- Samsamey Xaaji Cali (Finland) Su'aalaha 2aad waxaa kasoo jawaabay: 1- Yuusuf Cismaan Cilmi (UK) 2- Xabiibo Axmed Max'ed (Norway) 3- Farxaan Xaashi Salaad (Somalia) 4- Max'uud Cismaan Xasan (USA) 5- C/raxmaan Cali Rooble (USA)
Su'aalaha 3aad waxaa kasoo jawaabay: 1- C/qaadir C/raxmaan Max'ed (Cadnaan) (??????) 2- Nuuro Max'ed Cabdi (Kenya) 3- Farxiyo Max'ed Cismaan (Australia)
Su'aalihii & jawaabihii oo dhameys tiran halkaan ka kala soco
S1- Waxaad sheegtaa islaamka yaa ugu horeeyay xifdinta quraanka kariimka?.
J1- Waxaa ugu horeeyay Nebiga (SCW)
S2- Sheeg masjidka caalamka ugu da'da weyn magiciisa, wadanka uu ku yaalo iyo magaalada uu kaga yaalba?. J2- Masjidka caalamka ugu da'daweyn waa masjid al-Quba.
S3- Waxa aad sheegtaa shey aad qaadi karto, laakiin sheygaasi waxa uu qaado aadan qaadi karin? J3- Waa giriiga ama Jack baabuurta lagu dalaco.
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.
agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net
Go to homepage � 2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |
|