|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin). Su'aalaha 1&2aad waxaa jawaabay walaalaha kala ah: Su'aalaha 1&3aad waxaa kasoo jawaabay: Su'aasha 1aad waxaa kasoo jawaabay: S1- Waxaad sheegtaa Saxaabigii dilay aabbihii oo gaal ah dagaalkii Beder?. S2- Waxaad sheegtaa suurad ka mid ah suuradaha Qur'aanka oo dhamaan S3- Waxaad sheegtaa wax aad adigu leedahay oo isticmaalkiisa dadka kale Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright ©2007-2010 All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |