|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
Su'aalaha dhammaan waxaa ka soo jawaabay: Su'aasha 1 & 2aad waxaa ka soo jawaabay: 3- Farxiyo Cismaan Cali (UK) 4- Sh. Cali Cilmi Axmed (Norway) 5- Aamina Xaaji Cismaan (Canada) Su'aasha 1 & 3aad waxaa ka soo jawaabay: 1- Axmed Ismaciil (Sweden) Su'aalihii & jawaabihii oo dhameys tiran hoos ka kala soco: aanu ku jirin xarafka miim (M)?. J1- Suuradda aanu ku jirin xarafka "M" waa Al-kowthar. S2- Waxad sheegtaa magaaladii uu ku dhashay Abubakar Siddiiq (RC)?. J2- Abubakar Saddiiq (RC) waxaa uu ku dhashay Makka. S3- Waxaad sheegtaa Saxaabi ka mid ah Saxaabadii loogu bishaareeyay Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.
agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net @2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |
|