|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Dhammaan walaaluhu waxay kasoo jawaabeen 2aad & 3aad hal qof mooyaane waxaana kamid ah: Halkaan ka aqriso Su'aalihii iyo Jawaabihii oo dhameystiran
S1- Qur'aanka waxaa Alle (SW) noogu caddeyay in dabeyluhu u kala baxaan S2- Waxaad sheegtaa taariikhdii, bishii iyo sannadkii uu dalka Djbouti xornimada ka qaatay Faransiiska (France)?. J2- Dalka Djibouti waxa uu xornimada ka qaatay France 27-06-1977. S3- Awr (Rati) ayaa laba halaad hortaagan, isagana labaa daba jooga, Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |