Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 


 


Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushooda ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Todobaadkaan waxaa jawaabaha sax ah ka kala helnay walaalaha kala ah:
1- Faadumo Cali Axmed       (Holland)
2- Xasan Max'uud Sabriye    (Somalia)
3- Axmed Cali Xaaji            (Denmark)
4- Xamdi X. Xasan              (Somalia)
5- C/casiis Xuseen Ducaale  (Switzerland)
6- Deeqo Saleebaan            (U.K.)
7- Max'ed X. Cali (atoore)    (Norway)
8- Mulki Max'ed Sheekh       (Norway) 

Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran

S1- Waxaad sheegtaa ugu yaraan laba faa'iido oo uu kuu leeyahay 
      ama dadka kale u leeyahay webkaan agoonta.net?.


J1- Faa'iidada uu webkaani leeyahay waxaa ka mid ah:
A-  Inuu aqoontaada ama garaad kaaga sare uqaado, xag diin iyo 
      mid maadiba.
B-  Inuu caawiyo agoonta oo uu dar Alle ug shaqeeyo, isagoo 
      ummadda usoo bandhiga baahida agoonta, dhanka kalena idiin 
      soo gudbiya hadba wixii horumar ah ee ay ku tallaabsadaan.

Jazaakumu Allaahu kheyran dadaalkiina halkaas kasii wada. 

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama kaafil@agoonta.net

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco             

 Go to homepage           
Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net