|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Todobaadkaan 1 qof ayaa su'aasha 2aad kaliya kasoo jawaabay waana Faadumo Axmed Cali (Holland). Sidaa daraadeed ilaa todobaad kale ayaan idiinku dareynaa, si qofkii uu waqtigu ku yaraa uga faa'ideysto ee dadaal wacan. Jazaakumu Allaahu kheyran dadaalkiina halkaas kasii wada. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |