|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal waxaan idiinka mahad celineynaa dadaalkiina iyo sida niyad wanaagga ah ee aad u xiiseeysaan barnaamijkaan aqoon kororsiga ah. Waxaa su'aasha 1. iyo 2aad kasoo jawaabay walaalaha kala ah: Waxaa su'aasha 3aad kasoo jawaabay walaalaha kala ah: Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran S1- Waxaa sheegtaa Saxaabigii uu Nebigu (SCW) u bixiyay S2- Kee buu ahaa ninkii sheegtay nebinimo baadil ah xilligii S3- Badaha Adduunka baddee ugu dheer? Yeysan ka hoos bixin
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |