Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 


 


Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushooda ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Walaalayaal waxaan idiinka mahad celineynaa dadaalkiina iyo sida niyad wanaagga ah ee aad u xiiseeysaan barnaamijkaan aqoon kororsiga ah.

Waxaa su'aasha 1. iyo 2aad kasoo jawaabay walaalaha kala ah:
1- Sh. Xuseen Cali                         (Ethiopia)
2- Caaisha Jaamac Yoonis            (Malta)
3- C/llaahi Muxumud Sheekh        (Holland)
4- Dr. Khaalid Cali Sheekh           (Maleysia)
5- Canab ibrahim Caagane           (Sweden)
6- Axmed-siraad Yuusuf Xasan     (Sweden)
7- C/xakiin Haybe Aadan              (Somaliland)
8- C/raxmaan Xaaji Cismaan        (Somalia)

Waxaa su'aasha 3aad kasoo jawaabay walaalaha kala ah:
1- C/llaahi Muxumud Sheekh        (Holland) 
2- Dr. Khaalid Cali Sheekh           (Maleysia)
3- C/rashiid Cawil Saleebaan        (UAE)

Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran

S1- Waxaad sheegtaa haweeneydii ugu horeysay ee Rasuulka 
      (SCW) rumeysay?.
J1- Haweeneydii ugu horeysay ee Rasuulka rumeysay waa 
      Khadiija Bint Khuweylad.

S2- Waxaad sheegtaa aayadda Qur'aanka ugu dheer suuradda ay 
      ku jirto?.
J2- Waxa ay ku jirtaa Suradda Al-baqra.

S3- Waxaa sheegtaa magaalooyinka Soomaaliya magaalada ugu 
      magacyada badan (Magaalo leh dhowr magac oo wada caan 
      ah)?.
J3-
Magaaladaasi waa magaalo madaxda Somalia waana 
      Muqdisho, Xamar, Banaadir.

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco             

 Go to homepage           
Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net