|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal waxaan idiinka mahad celineynaa dadaalkiina iyo sida niyad wanaagga ah ee aad u xiiseeysaan barnaamijkaan aqoon kororsiga ah. Ramadaan Kariim dhammaantiinba, Alle (SW) waxaan ka baryeynaa inuu naga dhigo kuwii ka faa'ideysto fadligiisa. Su'aasha 1. & 2aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah: Su'aasha 3aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah: Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran S1- Nebiga (SCW) waxaa la siiyay mucjisooyin badan, laakiin tii S2- Waxaad sheegtaa intii sano ee uu Nebigu (NNKH) soomay?. S3- Sheeg wadan ka mid ah wadamada adduunka, oo markii
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |