|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal waxaan idiinka mahad celineynaa dadaalkiina iyo sida niyad wanaagga ah ee aad u xiiseeysaan barnaamijkaan aqoon kororsiga ah. Ramadaan Mubaarak dhammaantiinba, Alle (SW) waxaan ka baryeynaa inuu naga dhigo kuwii ka faa'ideysto fadligeeda. Waxaa dhammaan kasoo jawaabay Su'aasha 2. & 3aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah: S1- Waxaad sheegtaa Quraanka immisa suuradood ayaa leh S2- Aayadda uu macneheedu yahay "Kuwa iimaanka laga S3- Waxaad sheegtaan magacyada bilaha Islaamka & taariikhda
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |