|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal waxaan idiinka mahad celineynaa dadaalkiina iyo sida niyad wanaagga ah ee aad u xiiseeysaan barnaamijkaan aqoon kororsiga ah. 1- Shukri Muxumed Max'ed (Norway) S1- Sheeg wax haddii aad sameyso dembi kugu ah, haddaad iska S2- Saxaabiga la yiraa Xassaan Binu Zaabit, muxuu ahaa J3- Shanta ulul cazmiga leysku yiraahdo waa: (A)- Nebi Nuux (cs) (B)- Nebi Ibraahim (cs) (C)- Nebi Muuse (cs) (D)- Nebi Ciise (c.s) (E)- Nebi Muxammad (scw). Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |