Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 


 


Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushooda ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

CUDUR DAAR!!! Walaalayaal waxaan ka cudur daaraneynaa su'aashii 2aad ee todobaadkii lasoo dhaafay oo aan ku sheegnay khadiibkii nebiga (NNKH), innagoo ula jeednay khaadimkii rasuulka sida inta kasoo jawaabtayba u fahmeen.

Waxaa dhammaan kasoo jawaabay walaalaha kala ah:

1- Fartuun Faarax Max'ed              (Norway)
2- Shukri Muxumed Max'ed            (Norway)
3- Yuusuf Max'ed Nuune                 (Somalia)

Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran

S1- Sheeg magaca hashii Nebiga (SCW)?.
J1- Hashii Nebiga (SCW) magaceedu waa Qaswaa.

S2- Sheeg khaadimkii Rasuulka (NNKH)?.
J2- Khaadimkaasi waa Anas binu Maalik

S3- Sheeg xuruufta Quraanka qofkii afsoomliyeeyay?.
J3- Waa Sheekh Yuusuf Al-kowneyn

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco             

 Go to homepage           
Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net