Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 


 


Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).


Waxaa dhammaan su'aalihii kasoo wada jawaabay walaalaha kala ah:
1- Zubeyr Saalim Siidi                     (Saudi Arabia)
2- Fartuun Faarax Max'ed              (Norway)

3- Xasan Max'uud Sabriye              (Somalia)
4- Yusra Cilmi Axmed                     (Somalia)

Su'aasha 1aad waxaa kasoo jawaabay:

1- Jamiila Ismaaciil                        (Kenya)
2- Muumin Mocoow                       (Uganda)

Su'aasha 1 & 3aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah:

1- Xasan Xaaji Ismaaciil                  (United Arab Emirates)
2- Samsam Saciid Khaliif                 (USA)
3- Shukri Muxummed Maxammed  (Norway


Halkaan ka aqriso Su'aashii iyo Jawaabtii oo dhameystiran

 S1- Sheeg saxaabigii ku geeriyaaday dagaalkii Uxud ee ay 
       malaa'iktu dhaqday?.

J1- Saxaabigaasi waa Xandhala Ibnu abii Caamir (RC).

S2- Safiirnimadii Cusmaan Bin Caffaan ee looga dhigay magaalada
      Makka waxaa jiray saxaabi ka horeeyay oo ku cudur daartay 
      inaan ehel u joogin Makka, codsadayna in Cusmaan Binu 
      Caffaan laga dhigo ee sheeg saxaabigaas?.

J2- Saxaabigaasi waa Cumar Binu Khidaab (RC).

S3- Sheeg afar kamid ah magacyada Geela ee Quraanka lagu 
      sheegay?.
J3- Magacyada geela ee Quraanka lagu sheegay waa:
(A)- Naaqa
(B)- Jamal
(C)- Baciira
(D)- Ibil.

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco             

 Go to homepage           
Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net