|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
2- Axmed Cali Xaaji (Gurey) (Denmark) 3- Xasan Max'uud Sabriye (Somalia) 4- Fartuun Faarax Max'ed (Norway) 5- Bashiir Macallin Cali (Sweden) 6- Dr. Khaalid Cali Sheekh (Maleysia) Su'aasha 1aad waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah: Su'aasha 3aad waxaa kasoo jawaabay: S1- Waxaad sheegtaa Saxaabi ka mid ah Saxaabadii loogu S2- Allah (SW) wuxuu dadka u abuuray iney isaga uun salaantay, markii naagtii la weydiiyay oo la yiri maxaad isku tihiin wiika ayaa waxay tiri sidan: * Hooyadeey ayaa hooyadiis dhashay. * Isaga aabihii soddohdeey baa dhashay. * Ninkeyga walaalkii waa adeerkii. * Aabihii ayaana iqaba. Haddaba sheeg xiriirka ka dhexeeya Naagta iyo Wiilka?. J3- Xiriirka ka dhexeeya Naagta & Wiilka waa: wiil iyo hooyadiis, oo iyadaa dhashay wiilka (Hooya ayey u tahay). Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Su'aalaha iyo halxiraalaha todobaadkaan halkaan kala sii soco Go to homepage |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |