Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee Dubai,
Acc. nr. A2002-0017

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid
                       fadlan soo buuxi form-kaan Riix halkaan

 

 

 






agoonta.net (AN) 08-04-13

Deeq lacageed ayaa la soo gaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee magaalada B/weyne, deeqdaan oo naga soo gaartay wadanka ingiriiska (UK) oo cadadkeedu ahaa $700 (todoba boqol doolar) ayaa waxaa soo dhiibay walaalkeen Max'ed Goodax Barre, isagoo noo marsiiyay Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo fadhigiisu yahay B/weyne.

Haddaba deeqdaan ayaa kaalin ka geysan doonta nolol maalmeedka carruurtaan agoomaha ah, iyadoo ku soo beegmeysa xilli ay maamlmahaan socdeen olole ah sidii agoonta xaruntaan inta aan kafaalada haysan loogu heli lahaa kafaalo joogto ah.

Walaalkeen Max'ed Goodax Barre iyo haddii ay jiraan walaalo kale oo uu ka soo qaadayba waxaan Alle (SWT) uga baryeynaa inuu sadaqadooda ugu dembi dhaafo, maalinta qiyaamana uu miisaanka xasanaadka ugu kabo aamiin.

 










 

 

 

2007-2013, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie