Walaal waxii aad awoodo Agoonta ugu hagaaji
Koontada ay ku leeyihiin Xawaaladda Amaana ee

Dubai Acc. nr. A2002-0017

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid
fadlan soo buuxi form-kaan
Riix halkaan

 

agoonta.net  18-10-12

Walaalayaal Mahad oo dhan Alle ayaa iska leh, marka xigana waxaan halkaan uga mahad celineynaa walaalihii saddaqada iyo Zakaatul fitriga soo gaarsiiyay Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne, muddadii aan hawada ka maqneyn, walaalahaas oo ay ka mid ahaayeen dumarka reer Sweden ee magaalada Gotenberg, oo xarunta soo gaarsiiyay lacag dhan $1300 (kun iyo saddex boqol doolar).

Dhammaan intii agoontaan soo caawisay waxaan leenahay jazzaakumullaahu kheyran, Ilaahey saddaqadiina ha idinku xafido adduunka & aakhiradaba (Aamiin).

Wixii hadda ka dambeeya waxaan rajeyneynaa inaan sidaad nooga barateen aan hawada si caadi ah ugu jiri doonno haddii alle idmo.

Mahadsanidiin 

 

 

 

 

 

 

  Go to homepage

2007-2012, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie