Walaal waxii aad awoodo Agoonta ugu hagaaji
Koontada ay ku leeyihiin Xawaaladda Amaana ee

Dubai Acc. nr. A2002-0017

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaadid
fadlan soo buuxi form-kaan
Riix halkaan

 

agoonta.net  18-10-12

Walaalayaal waxaan ka cudur daaraneynaa maqnaashihii aan muddada dheer ka maqneyd hawada, idinkoo halakaan ka heli jiray macluumaad muhiim ah sida: taakuleynta agoonta, warbixinnada agoonta, su'aalo iyo halxiraalayaal faa'iido inoo lahaa iyo kuwa kale oo fara badan.

Wixii hadda ka dambeeya waxaan rajeyneynaa inaan sidaad nooga barateen aan kala faaiideysan doonno haddii alle idmo.

Mahadsanidiin 

 

 

 

 

 

 

  Go to homepage

2007-2012, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie