Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 

  

 

Waxaa muddooyinkaan dambe isa soo taraya weerarada sida tooska ah loogu hayo Diinta Islaamka iyo Ummadaha muslimiinta ah, iyagoo u adeegsanayo xeelad kasta oo ay u arkaan iney gacan siin karto dibin daanbyadooda ama khiyaamada ay la damacsanyihiin Diinta Islaamka iyo muslimiintaba, waxaana tusaale u ah:

Weerarada iyo xirxirka lagu haayo culimada Islaamka.

Ciribtirka iyo cabburinta lagu sameeyo madaarista qur'aanka .

Dumista Masaajidada iyo meelaha lagu cibaadeysto.

Cabsi gelinta joogta ah si aan masaajidada loo joogteyn.

Been ka sheegista iyo ceeb u raadinta Rasuulkeena Muxammed (SCW).

Abaabulidda Dad aan Islaamka daacad u ahayn si ay ugu daneystaan.

Dumarka xijaaban oo xagga waxbarashada & shaqadaba lagu cirirriyo.

Iyo kuwa kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin.

Haddana waxaan aragnaa dhacdadaan lama filaanka ah halkaan ka daawo




 

Wixii talo iyo tusaale ah ugu soo hagaaji E-mailada kala ah: agoonta@agoonta.net  ama kaafil@agoonta.net

Dib u noqo


 

Copyright © 2007 agoonta.net All Rights Reserved, Disegned by Xasan C. Xuuriye