|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Dhaqaalaha ku bixi jiray intee ahaa? Xilligii ay hay'adda Alxarameyn gacanta ku hayn jirtay waxaa agoontan ku bixi jiray bishii kun iyo shanboqol dollar ($1500), kharash kaas oo u dhigma in agoon kasta ay ku baxdo ama ku filantahay soddon dollar ($30) ayna ka dabooleyso sida soo socota:- A- Hoyga. B- Cuntada. C- Waxbarashada. D- Caafimaadka. E- Arad bax. F- I.W.M. Haddaba miyaaney habbooneyn inaad adigoo Alle ka rajeynaya inuu kaa koriyo cadaabkiisa kuna siiyo raali ahaanshihiisa (Jannatul firdowsa) aad Alle dartiis agoon kafaalo qaadid si'aad Nabiga (NNKH) jannada ugula rafiiqdid, $30 oo aad bishii Alle dartiis u baxsataa culeys maleh beer baahana wey quudineysaa?, haddii jawaabtu haa tahay walaal ka qeyb qaado taakuleynta oo kafaalo qaad hal agoon adigoo buuxinaya foomkaan riix halkaan.
Copyright © 2007 agoonta.net All Rights Reserved, Disegned by Xasan C. Xuuriye |
|