Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 

  



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushooda ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa, Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin). 

Todobaadkaan waxaa leydiin hayaa hal su'aal kaliya oo aan uga dan leenahay bal inaan ku ogaano aragtidiina.

S1- Waxaad sheegtaa ugu yaraan laba faa'iido oo uu kuu leeyahay ama dadka kale u leeyahay webkaan agoonta.net?

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama kaafil@agoonta.net

                                                                                     Go to homepage          

    Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net