Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 

  



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushooda ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa, Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin). 

S1- Nebiga (SCW) waxaa la siiyay mucjisooyin badan, laakiin tii 
      ugu weyneyd waxaa lasiiyay bil Ramadaan ee sheeg 
      mucjisadaas?.

S2- Waxaad sheegtaa intii sano ee uu Nebigu (NNKH) soomay?.

S3- Sheeg wadan ka mid ah wadamada adduunka, oo markii 
      afsoomaali lagu qoro ka kooban 10 xaraf, markaad xarfaha 
      4567 isku geyso waxay keenayaan macno ah xoolo ama hanti, 
      haddii aad isku geyso xarfaha 76548 waxay noqonayaan 
      macno ah meelaha gaadiidku maro, markaad isku geyso 
      xarfaha 4321 waxaad heleysaa miro aad u macaan, sidoo kale 
      xarfaha 9327 waxay keenayaan macno ah wax la hiigsado?.

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama kaafil@agoonta.net

                                                                                     Go to homepage          

    Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net