Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 

  



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushooda ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa, Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin). 

S1-  Waxaad sheegtaa Quraanka immisa suuradood ayaa leh 
       magacyo xayawaan?

 S2- (يا ايها الذين آمنوا كتب عليكم الصيام كما كتب على الذين من قبلكم لعلكم تتقون)
        Aayadaan uu macneheedu yahay "Kuwa iimaanka laga 
        heloow waxaa leydinku waajibiyay Soon, sidii loogu 
        waajibiyay kuwii idinka 
horeeyay, si aad Alle uga 
        baqdaan", sheeg suurada ay ku jirto iyo nambarkeeda.

S3-  Waxaad sheegtaan magacyada bilaha Islaamka & taariikhda 
       Hijriyada inta mareyso?

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama kaafil@agoonta.net

                                                                                     Go to homepage          

    Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net