Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix halkaan

 

 

  



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushooda ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa, Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin). 

S1- Waxaad haysataa lacag cash ah oo aad ugu tala gashay inaad 
      cunto ama biilka reerka kaliya aad u isticmaasho, oo aadan 
      wax ganacsi ah ku qabaneyn, haddaba lacagtaas Zako ma ku 
      waajibeysaa haddii uu sanad kasoo wareego?. 

S2- Waxaad sheegtaa Makhluuqaadka uu Alle si toos ah ula  
      hadlay, ee aan bani'aadamka ahayn?.

S3- Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Rasuulku (SCW) Saxaabada 
      weydiiyay saddex su'aalood oo kala ahaa:
A-  Ma idinku jiraa midkiin saaka Janaazo raacay?.
B-  Ma idinku jiraa midkiin saaka soo booqday qof xanuunsan?.
C-  Ma idinku jiraa midkiin saaka tukaday 2 rakco oo salaad  
     thuxa (Barqadii) ah?.
Dhammaan 3daa su'aalood hal Saxaabi ayaa mid walba yiri haa anaa sameeyay Nebi Alloow, Rasuulku wuxuu saxaabadii u sheegay ninkii intaa fala (sameeya) waxaa u sugnaatay Janno, haddaba sheeg Saxaabigaasi kumuu ahaa?.

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama kaafil@agoonta.net

                                                                                     Go to homepage          

    Copyright © 2007  All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net