Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix
halkaan


 



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Walaal mar walba soo raaci magacaaga oo saddexan iyo wadanka aad joogto mahadsanid

S1- Sheeg saxaabigii sunta cabay ee yiri Bismillaah ee aan waxba ku 
        noqon?.

S2- Waxaad sheegtaa duulaankii (Qaswadii) ugu dambeysay ee Rasuulku 
        (SCW) duulo?.

S3- Waxaa lagaa doonayaa inaad shaxda ama tabeelaha hoose aad 
       dhameystirto adigoo ku buuxinaya tirooyinka 1-9, shax kasta joogeeda 
       ama jiifba hal tiro laba jeer ma gelin kartid, markii gudub ama jiif aad 
       isugu dartana wadartu waa iney noqotaa tiro 45 ah 
?.

 

 

 

4

 

 

7

 

 

 

 

 

 

 

5

4

 

 

 

 

7

 

1

 

6

 

8

 

8

3

 

 

9

 

 

1

 

 

 

1

 

7

 

 

 

4

 

 

2

 

 

8

9

 

5

 

8

 

7

 

9

 

 

 

 

4

9

 

 

 

 

 

 

 

1

 

 

4

 

Jawaabta haddii ay kugu adkaato inaad shaxda soo isticmaasho waxaad soo isticmaali kartaa xarfaha B T J X I.W.M ama A B C D E etc. tusaale:

A= 111111111 = 45
B= 222222222 = 45
C= 333333333 = 45
D= 444444444 = 45
E= 555555555 = 45
F= 666666666 = 45
G= 777777777 = 45
H= 888888888 = 45
I = 999999999 = 45
(Sidoo kale markii shax kasta joog loo tiro waa iney noqotaa 45).


 

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net


Go to homepage

Copyright ©2007-2009  All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net