


S1- Waxaad sheegtaa sannadkii la waajibiyay Xajka?.
S2- Waxaad sheegtaa suurad ka mid ah suuradaha Qur'aanka oo aayad kastaa ay ku dhamaato xarafka "L"?.
S3- Hooyo da'ah oo suuqa u iib geyneysay ukumo ay ku waday dambiil ayaa shil gaari ku dhacay, ukumihii dhammaantoodna wey jajabeen, si loogu mago ayaa la weydiiyay tirada ukumaha ay dambiisha ku wadatay, waxay ku jawaabtay "ma garan karo" waxaanse hubaa haddii aan laba laba u tiriyo mid baa ii soo hareysay, haddii aan sadex sadex u tiriyana mid baa ii soo hareysay, afar afar mid baa ii soo hareysay, shan shan sidoo kale, lix lixna la mid, laakiin markaan todoba todoba u tiriyo waxba ii ma soo hareyn, haddaba sheeg tirada guud (ukumaha) ee ay ku hooyadaasi wadatay sallada?
Jawaabaha noogu soo hagaaji: agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net
Go to homepage
� 2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |