


S1- Waxaad sheegtaa Qur'aanka aayadda ugu dheer iyo suuradda ay ku jirto?.
S2- Waxa aad sheegtaa Saxaabigii ugu horeeyay ee Qur'aanka la jahra (kor u aqriya)?.
S3- Waxaa is guursaday oday laba wiil leh iyo hooyo wiil wadata, maalin maalmaha ka mid ah ayey wiilashii u sheegeen hooyadii iney gaajoonayaan, waxa ayna soo heshay laba xabo oo rooti ah, wiilashuna waa 3, waxa ay dooneysaa iney wiilkeeda xabbad rooti ah siiso, labadana odaygeedu dhalayna ay hal xabbo siiso iyagoo isla jooga, wax cuqdad ah ama sadbursi ahna aysan dareemin wiilasha odogeeda, haddaba sidee u kala siin lahayd 2da rooti iyo 3da wiil iyagoo raali kuwada ah?.
Go to homepage
� 2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |