|



S1- Waxaad sheegtaa suurad ka mid suuradaha Qur'aanka ee aanu ku jirin xarafka miim (M)?.
S2- Waxad sheegtaa magaaladii uu ku dhashay Abubakar Siddiiq (RC)?.
S3- Waxaad sheegtaa Saxaabi ka mid ah Saxaabadii loogu bishaareeyay Jannada iyagoo nool, wuxuuna magaciisu ka koobmaa 18 xaraf. Haddii aad isku geysid xarfaha 18, 2, 8, 3, iyo 16 waxaa kuu soo baxaaya magaalo madax wadan carbeed, haddii aad isku geyso xarfaha 15, 4, 14, iyo 5 waxaa kuu soo baxaa geed ka mid ah geedaha la beerto ee lacuno oo mar marna aad u weynaada, kana mid ah dhirta maanka doorisa sida xashiishka iyo afyuumka iwm.?
Jawaabaha noogu soo hagaaji: agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net
Go to homepage
� 2007-2011, All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Hassan O. Hurie |