|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).
S1- Qur'aanka kariimka ah noolaha ama nafleyda lagu sheegay waxaa ka mid afar aan la dhalin (2 Bani'aadam ah & 2 Xayawaan ah) haddaba sheeg afartaas noole ee aan la dhalin?. S2- Waxaad sheegtaa aayadda Qur'aanka ugu dheer suuradda S3- Haweeney la qabay ayaa aabbaheed dhintay, markiiba
Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto. agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright ©2007-2010 All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |