Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017 ama riix
halkaan 


 



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Walaal mar walba soo raaci magacaaga oo saddexan iyo wadanka aad joogto mahadsanid


S1- Waxaad sheegtaa dagaalkii Uxud saxaabigii u horbilaabay Mubaarazada?.

S2- Furashii Makka Cikrima Abil Jahal xaggee buu u cararay, yaase in la cafiyo 
        Rasuulka (SCW) u weydiiyay?.

S3- Fasal ama Class ay dhigtaan 40 arday ayaa 75% waxay ku baaseen maadada 
        xisaabta, haddaba waa intee tirada aradada ee ku dhacday maadadaas?.
        (Isku day inaad soo raaciso xisaab ahaan sidaad ku soo saartay jawaabtaada).

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage

Copyright ©2007-2010  All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net