Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017



 



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Walaal mar walba soo raaci magacaaga oo saddexan iyo wadanka aad joogto mahadsanid

S1-  Boqoraddii Balqiisa bintu Mujaaxid yaa soo arkay una geeyay warqaddii
         loo qoray?

S2- Waxaad sheegtaa haweneydii ugu dambeysay ee Nebigu (SCW) 
        guursaday magacii loo yaqiinay intuusan guursan iyo markii uu 
        guursaday Rasuulka magacii uu u bixiyay?.

S3- Waxaad sheegtaa asxaabul kahf immisa ayey godka ku jireen?.

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage

Copyright ©2007-2010  All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net